Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dambi culus uu xabsi ku muteysan karo

Maxkamad ku taal Pakistan ayaa go’aansatay, inay Ra’isul Wasaarihii hore Imran Khan kusoo oogto kiis ‘ixtiraam darro’ ah oo u hanjabay garsoore dumar ah, waxaana hoggaamiyaha mucaaradka oo 70 jir ah haddii lagu helo dambiga lagu soo eedeyay uu ku muteysan karaa xabsi lix bilood ah. Waxay sidoo kale keeni doontaa in laga saaro siyaasadda … Continue reading Imran Khan oo lagu soo eedeeyay dambi culus uu xabsi ku muteysan karo